Waxan ahay wil ilma hore u jogan hadana nag qudba siro ku qawo riyadeydana waaa tan……..Waxan ku riyooday anoo nago japanese ah la joogo oo mid ayaga ka mid ah aan rawo ina la hasawo waxa safar ka imaneso gabadhi aan qudbasirada ju qabay oo tuhun ku jiro marke imado waxe arkee anoo nagti la joogo wee xanaqee wena baxee ana kama daba tagayo o waxaba iga muhinsan nagta japaneseka ah ugu dambeytiina nagti Japanese ka aheyd waa is wenena o ma helayi
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa in naago ay ku wareerin doonaan marka ugu dambaysana ay kaa kala yaaci doonaan, riyada waa digniin iska jir dhagarta dumarka, waxaa fiican inaad naag daacad ah si qudbasiro aan ahayn aad u guursato, teeda kale marka naago badan aad iska daba guursato mustaqbalka ubadkaaga ayaa luuq galayo, marka riyada noloshaada ayay tilmaamaysaa sidey isugu qasan tahay.