Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

Su’aasha:

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?
Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

Jawaabta:

Su’aashaada waxan ka gooyay hadalka hordhaca u ahaa maxaayeelay adiga waxaad ku sheegtay xumaanta aad samaysay, qofka marka uu shegayo xumaanta asoo ka shallaynaya waa la gartay laakin adiga qaabka aad u sheegto waa qaab sida qof ku faraxsan oo kale,  dhowr jeerna waan ku arkay waana kaa la hadlay marka su’aasha nuxurkeeda ayaan kaaga jawaabayaa oo aan kasoo qaatay cinwaanka adiga aad qortay.

Naagta caadi ahaan xiliga galmada ma ooyso naagaha ooya aad bay u yar yihiin oohinta iyo jarayska jirka naagaha qaar ayaa dareemo waxaana u keena kacsiga xoogga leh ay dareemaan, laakin naag aan la taabanin oo jareys iyo oohin meesha la soo istaagayso waxaa laga yaabaa inay cabsi ku jirto cabsidaas ayaa u keeni karta xaaladdaas oo kale ama waa naag kufsi lasoo kulantay marka ay soo xasuusato dhibaatada kusiga u geystay waa laga yaabaa inay oohin iyo cabsi gasho.

عندما تشعر المرأة بالحب الشديد تجاه زوجها تصدر منها أحساسيس قوية، وهذا طبعا يختلف بالنسبة للنساء، فهناك نساء شعورهن قوي وهناك أيضا من شعورهن قليل

Naagtu marka ay ninkeeda ka dareento jacayl xooggan, waxaa ka soo baxa dareen xoog leh, taasna dabcan way ku kala duwan yihiin dumarka, maadaama ay jiraan dumar dareenkoodu xoog badan yahay, sidoo kalena ay yar yihiin kuwa dareenkoodu yar yahay.

 

Biyo badan ayaa iga soo faniino xiliga raaxada sariirta ma cudur baa

Hablaha ooya xiliga raxaada socota ma jiran yihiin

Your question was cut off from the introductory statement because you said the evil you did, when the person says the evil that he regrets is recognized but for you the way you say it is like a happy person, I have seen you several times and talked about it when I answer the copy of the question and I have taken the address you wrote.

A woman normally does not cry during sexual intercourse. Women who cry very little. Some women feel crying and cutting their bodies. Some women feel it and it is caused by the strong erection they feel, but an untouched woman who is crying and crying at the place of standing may be in fear. This fear can cause her such a situation or she is a woman who has experienced rape when she remembers the problem she caused. to cry and fear.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More