Naagta ninka wax kaste ayay ka qaadanaysaa sow ma ogid?
Ninka hadduu gabadha jeclaado qalbigiisa ayay ka qaadanaysaa.
Hadduu faduuliyo ama xumaan ku sameeyo sharftiisa ayay ka qaadanaysaa.
illeen dadka ayay ku ceebaynaysaa.
Naagaha nimanka sidey wax uga qaataan
haddii dan ka gasho iyada maskaxdiisa ayay qaadanaysaa, ma nasan karo mar kaste iyada ayuu ku mashquulsan yahay.
Haddii uu shukaansado waxay ka qaadanysaa lacagtii uu haystay, naago badan ayaa jira raga jeebkooda gaado.
haddii uu guursado mushaarkiisa ayay ka qaadanaysaa.