Naag sino uur ku qaaday mala guursan karaa

Su’aasha:

sc gabadh la qabo ninki ka tagay xumeyey maxkamad tagtay baafisay wuu diday inay yimado oo u furay oo u dhahay waxba iga qadimaysid ana nina sur dan donan ka yeelaya biil qnu sin block saray xbb dhidhki ujaray oo u cadaabay dhan walba ayaa duruf lagaga faidaystay ninba naxaristusay kadibna qasbay uur u yeelay dhibki dhib labad ugu daray ila heer ay inay isdisho gaarto ninba caawiyey dhibki iyo uurki iyo furiinkiba garabsiyey way umushay wana lafuray ilmihi ninki xumeeyey aabihiba qaatay oo asturay ninki caawiyey wuxu ku dhahay dhibkasbad so martay hada tobad kentay ilmihina rerkasina kafaalo qaden ana ku guursanaya mustaqbal wanagsana kusamaynaya shaqo wu geyey way tobadkeentay way shaqaysata wuu qaba dhibna laguma arag raaliyey u noqotay guyrkaas ma ansaxba gabadh saaniyada ah inkasto aanay u kasin ee wax si kadisa ugu dhacay oo qasabaahayd sinadu, mahadaanid

Naag sino uur ku qaaday mala guursan karaa
Naag sino uur ku qaaday mala guursan karaa

Jawaabta:

Towbadda ayaa muhimsan naag sinaysatay haddii ay towbad keento waa la guursan karaa, wax dhib ma laha, guurkana wuxuu ansaxaa markay dhasho ilmaha uurkeeda ku jiro oo ay ciddada dhamaysato,  jawaabtan iyadoo faahfaahsan ayaan horay usoo sheegnay webka ayaad ka raadin kartaa.

Marka naag sino gashay ama naag sino ku dhacday ooo markaas uur qaadday arrinkeeda ma yara towbad dhab ah ayaa laga rabaa

Naag sino uur ku qaaday mala guursan karaa

 

Qofka Sinaysta Ciqaab Noocee Adduunka Lagu Marsiinayaa

Gabar Dhillo Ah Mala Guursan Karaa

 

لا يجوز نكاح الزانية حتى تستبرأ بحيضة، وهو رواية عند أحمد، واختيار ابن تيمية، وابن القيم، وابن باز، وابن عثيمين، وبه أفتت اللجنة الدائمة
الأدلة:
أولا: من السنة
قوله صلى الله عليه وسلم: ((لا توطأ حامل حتى تضع، ولا غير ذات حمل حتى تحيض حيضة ))
وجه الدلالة:
نص الحديث على منع وطء المسبية حتى تستبرأ بحيضة، والعلة فيه أنهن موطوءات، فأرحامهن مشحونة بالماء الفاسد، فلا يحل لرجل أن يضع ماءه الحلال الصحيح على ماء حرام فاسد، وتقاس عليه الزانية؛ لنفس العلة
ثانيا: لأنه إذا لم يصح نكاح الحامل فغيرها أولى؛ لأن وطء الحامل لا يفضي إلى اشتباه النسب، وغيرها يحتمل أن يكون ولدها من الأول، ويحتمل أن يكون من الثاني، فيفضي إلى اشتباه الأنساب؛ فكان بالتحريم أولى

المصدر

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More