Site icon Daruur درور

Naag la qabo oo nin kale la xiriirayso

Naag la qabo oo nin kale la xiriirayso

Married women and their relationship with other men

Samanka aan joogno waa saman la yaab badan, waxaa sahal noqday xiriirka ka dhexeeya dadka waxaa isla xiriiri kara dad aan is garanaynin.
waxaa soo baxay waxyaalo sahal ka dhigaya inay dadka isbartaan iyagoon isla joogin ama is arkin.

Naag la qabo oo nin kale la xiriirayso
Naag la qabo oo nin kale la xiriirayso

dumarka xun xun fursad weyn ayay u arkaan inay raga kala xiriiraan baraha bulshada sida whatsapp oo kale iyo Facebook iyo Instagram Snapchat iyo Twitter iyo meelo kale oo badan.
Shukaansi ayay la galaysaa nin kale iyadoo xaas ah oo nin qabo.
waxaaba laga yaabaa inay nin kale hawada kala raaxaysato oo sidaas ay ku siigaysato.
sheekooyinka noocan ah aad bay usoo badanayaan waxaana sabab u ah baraha bulshada.
dumarka marka hore aan fiicnayn ayaa niman sidaa ku raadiya oo gaada  dhalinyarada oo doobabka ah si ay kula sheekaysteen kuna raaxaystaan sidaas.
naagaha ragooda khiyaana oo rag kale xiriir jacayl ama sheeko la samaysta waxaa waajib ku ah inay ka fogaadaan falalkaas qaabka daran.
inta badan dumarka sidaas sameeyo waa naagaha aan tarbiyada wanaagsan lahayn ama nin ayay jeclayd nin marka kale ayaa si qasab loogu daray waxaa marka u sahlan inay ninkii hore kala xiriirto Facebook iwm.
meesha waxaa ka dhalan kara xiriir gogoldhaaf ah oo naagta ay dhici karto ninkaas inay toos ula kulanto oo xiriir galmo ama zino dhexmaraan.
waso aragnay in badan naago sidaas gurigooda ku dumay.
gabdhaha badankooda ma ilaalsan karaan gurigooda, wasa waxa guriga dumin kara oo naagta ka dhigi kjara qof ku khasaartay bulshada ay ku nooshahay. sidoo  kale khasaaro aduun iyo aakhiro.

Dumarka la qabo oo nin kale eego

Haweeney la qabo oo nin kale la tumato

Bad women see a great opportunity to communicate with men on social media platforms like whatsapp and Facebook and Instagram Snapchat and Twitter and many other places.
She is dating another man while married to a husband.
It may be that she will enjoy the air with another man, and so she will be in the air.
These kinds of stories are very common and it is due to social media.
Women who are not good at first look for men in this way and go to the young men who are stupid to talk and enjoy like that.
Women who deceive their husbands and form romantic relationships or conversations with other men are obliged to avoid such acts in a severe manner.
Most of the women who do this are women who do not have a good upbringing or a man who loved a man otherwise it is more forcibly added when it is easier for her to contact the first husband on Facebook etc.

 

 فقد أصبح من الأسهل التواصل بين الأشخاص الذين لا يعرفون بعضهم البعض.
لقد ظهرت أشياء تسهل على الناس التعلم من بعضهم البعض ، وعدم التواجد معا أو رؤية بعضهم البعض.
ترى النساء السيئات فرصة رائعة للتواصل مع الرجال على وسائل التواصل الاجتماعي مثل WhatsApp و Facebook و Instagram Snapchat و Twitter والعديد من الأماكن الأخرى.
وهي تواعد رجلا آخر أثناء زواجها من زوج.
قد تستمتع بالهواء مع رجل آخر ، وبالتالي ستكون في الهواء.
هذه الأنواع من القصص شائعة جدا ويرجع ذلك إلى وسائل التواصل الاجتماعي.
النساء اللواتي لسن جيدات في البداية يبحثن عن الرجال بهذه الطريقة ويذهبن إلى الشباب الأغبياء للتحدث والاستمتاع بهذه الطريقة.
النساء اللواتي يخدعن أزواجهن ويشكلن علاقات رومانسية أو محادثات مع رجال آخرين ملزمات بتجنب مثل هذه الأفعال بطريقة شديدة.
لا تستطيع معظم الفتيات حماية منزلهن ، ولكن ما الذي يمكن أن يدمر المنزل ويجعل المرأة خاسرة في المجتمع الذي تعيش فيه. وأيضا في الدنيا والآخرة.

Exit mobile version