Naag ku riyootay ninkeeda naag jini la dagaalamayso

Su’aasha:

Asc wll gabar ayaa ku riyootay iyadoo ninkeeda lajoogta oo dareen saa’ida dareemayso waxaa u imaatay naag jina wayna la dirirtay ninka wuu iska jiifay oo lama dagaalin naagta lkn iyadaa la dirirtay wayna dishay way soo kacday markay dishaba markii danbe way googgoysay si ayna u soo kicin hilibkeeda cad cad u jartay markaa ninka ayay utagtay isagoo iska jiifa wuuna taataabtay bishana ka imaaday maxay noqon isagoo tatabanaya ay iyaduna raaco dareemayso

Naag ku riyootay ninkeeda naag jini la dagaalamayso
Naag ku riyootay ninkeeda naag jini la dagaalamayso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa khilaaf inuu gurigiina soo galayo dagaal iyo rabshado inay idin qabsanayaan, naagta jinida waa shar iyo cadaawad adiga iyo ninkaaga idin soo dhexgalayso, nolosha fiican aad rabtaan ayay idinka qasaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More