Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda u galmoonaya

Su’aasha:

waxan ku riyooday aniga iyo ninkayga qolka jiifka ku jirno asoo ii galmonaya oo aniga aan jiifo isna korka igaga jiifo marka biyaha ayuu igu shubaya markaas ayan arka guskisa wuu kacaa si uu u soo dhaqo markan soo kacop biyhii way iga soo daadanayaan

Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda u galmoonaya
Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda u galmoonaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad baahi daran u qabto ninkaaga ama si xooog leh aad u jeceshahay oo noloshiina ay fiican tahay, guud ahaan riyada waa riyo fiican oo xiriirkiina tilmaamaysa, waxaa kaloo lagu fasiri karaa ninkaaga inuu wax ku siin doono aadan filanaynin oo uu kaa farxin doono.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More