Naag ku riyootay iyadoo naag kale dhagta ka qaniintay
Su'aalaha
Su’aasha:
Riyo naag kuriyotay ayado ladagashay naago badan ee mid kamida qanintay e dhag ka goysay nagihi soweraray ayeey dhag ka goysay weyna carartay cabsi darte.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa buuq inay gali doonto naagtaas, sidoo kale dad cadow ayay yeelanaysaa oo ay ka joojin doonto hadalkeeda, cadaawad ayaa dhex marayso sida riyada laga fahmayo.