Naag 17 sano iga weyn ma guursan karaa

Naag 17 sano iga weyn ma guursan karaa

Su’aasha:

Waxaan ahay wiil dhalinyar ah oo ku nool wadan ka mid wamada afrika, waxan facebook isku baranay naag aad iga weyn oo ku noGuurkaol yurub waxay iso bandhigtay guur waa nag garoob ah waxay jirtaa 47 sano marka waxay rbataa inay guri nogu kirayso afrika, teeda kale waxan maqlay ninka hadduu guursado naag ka weyn oo uu galmo la sameyo lafaha inay ka burburayaa, marka hablaha waaweyn dhib miyay u keenaan dhalinyarta? marka taladina waa muhuim webkina wad ku mahsantihin oo qimaha badan fadlan jawab,

Naag 17 sano iga weyn ma guursan karaa
Naag 17 sano iga weyn ma guursan karaa

Jawaabta:

Run ahaantii guurka waa arrin qofka u noqonayso marka labaad diinta kaddib, marka diin ahaan aan u eegno da’ kuma xirna guurka naag kaa weyn waad guursan kartaa iyo mid kaa yarba, laakin guurka waxyaabo badan ayaa la xiriiri kara, marka waxaas oo dhan waa inaad fiirisaa, dhibaatada jirta waxay tahay, dumarka yurub ku nool layskuma hallayn karo, taas waxaa daliil u ah badankooda ragooda ayay guriga ka saareen oyagoo eegaya lacgta ceyrta la tuugsanyo marka naag ninkeeda lacag guriga uga saartay miyaad ku kalsoonaan kartaa, inkastoo ay jiraan haween iyaga la dulmiyay oo ragooda noqday waxmatareyaal oo kaliya noqday fadhi ku dirir shaqadiid oo shaxaad ku nool, maqaayadaha yurub ee soomaalida dhex wareega, mid kaste ka dalba koob shaah iyo hal sanbuus.

Marka fiiri dantaada haddii ay ku jrti naagtaas inaad guursato oo aysan kuu keenaynin dhibaato kale, haddii sidaas ay tahay dhib ma laha, laakin haddii dhib kaaga imaan karo waxaa kuu fiican inaad ka dheeraato.

Tan kale oo ah dhib maka imaanayaa ninka hadduu guursado habar duq ah xagga caafimaadka, taas sax ma aha, waa sheeko soomaaliyeed oo dadka ku dhex faaftay, inkastoo nafta ay dhibsado naagta weyn waayo ninka masoo jiidato, marka arimaha sariirtana nafta ayay u noqonayaan.

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa

In fact, marriage is a matter for the person who becomes the second time after religion, when we look at religion it does not depend on the age of marriage you can marry a woman older than you and a younger woman, but marriage can have many things to do with it, when you have to look at all this, the problem is that women living in Europe cannot be trusted, This is evidenced by the fact that most of their husbands have been expelled from the house, looking at the stolen money when a woman has removed money from her husband’s house. Can you trust them, even though there are women who have been oppressed and their husbands have become destitute and have only become sitting in a job and living in a witness, in European restaurants around Somalia, Order each one of them a cup of tea and one bowl.

Consider your interest, if it is in your best interest to marry that woman, and it does not cause you any other problems, if so, there is no problem, but if there may be a problem with you, it is better for you to stay away.

The other is that if a man marries an elderly mother in terms of health, that is not true, it is a story in Somalia that has spread among the people, even though the soul is troubled by the older woman because the man is not attracted, and when bed issues become the soul.

Riyada daba halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More