Site icon Daruur درور

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka

Muna Kay waxay ahayd inatysan siyaasadda Soo galin qof fashion caan ku ah, waxay ku lahayd dalka maraykanka meelo ganacsi oo dharka laga iibiyo.

waxay noqotay xildhibaan waxay ku biirtay baarlamaanka soomaaliyeed, Muna Kay ma ahayn mucaarad,  laakin marka ay waxyaalo qaar kasoo horjeesatay ayaa loo arkay inay tahay ku tahay dowladda soomaaliya mucaarad.Muna Kalifa Muna Kay

mushkilada ku dhacday ayaa waxay keentay inay Muno Kay ay video soo duubto iyadoo ka hadlaysa xukuumadda soomaaliyeed iyo sida iyada iyo walaasheeda loo galay.

si kastaba ha ahaatee Muna Kay waa gabar soomaaliyeed oo xildhibaan ah.

Teeda kale waxaa ku jira baarlamaanka soomaaliyeed dumar badan, taas oo waagii hore aysan sidaas ahayn, waxaad dareemi kartaa haweenka soomaaliyeed inay siyaasada meel weyn kasoo galeen, taasna waxaa sabab u ah inta  badan marka raga qaarkoodii ay noqon waayeen rag mus’uuliyad qaadi karo.

marka qurbaha la tagay rag badan ayaa waxay fariisteen makhaayadaha qaarna qaadka ayay ka dhigteen xaaskii labad,  gurigiisa ayuu dayacay markaas ayuu rabaa lacagta cayrta inuu isaga xukumo, meeshii ayaa waxaa ka dhacay isfahan la’aan, naagta oo lacag dowladda ka qaadato iyadoo ninkii ka waysay wixii laga rabay mus’uuliyadda guriga. markaas ayay ogaatay inuu yahay ninkan nin fashilan.

dumar badan ayaa guur kasoo doontay africa marka ay iska soo fureen ragooda taas ayaa waxay keentay inay naago badan dareemaan raga soomaaliyeed inaysan ahayn rag masuuliyad qaadi karo. taas ayaa caqabo ku noqoaty maanya guurka daacadka ah waxayna keentay inuu furiinka bato>

Exit mobile version