Muna Kay iyo dadka sidey u arkeen waxa ku dhacay

Muna Kay oo ka mid ah xildhibaanada ka yimid qurbaha ayaa maalmahan aad u qabsatay baraha bulshada, marka ay ku dhacday arrinta ku dhcday, dad badan ayaa la saftay oo u arkay

Muna Kay
Muna Kay

waxa lagu sameeyay inuu yahay wax ka fog cadaaladda laga rabay dowladda, dadka qaar waxay u arkeen inay iyadu ka gardaran tahay xukuumadda soomaaliya, oo ay saxan tahay xukuumadda waxa ay kula dhaqantahay.
adiga sideed u aragtaa ra’yigaaga soo qor>

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More