Site icon Daruur درور

Mobilka jeebka la gashado dhib miyuu keenaa

Mobilka jeebka la gashado dhib miyuu keenaa

Su’aasha:

Asc Bahda daruur mobile ka marka jeebka lagashado waxan maqlay inuu shucaac sodaayo raganimada wax udhimo hadii an gashado jeebka jaakada oo an jakada funaanad iyo garan ka hoos xirto wali dhib ma ikenaya mida kale talefonka yar ee an internet iyo waxas leheen lamid miya kuwa casriga ah marka caadi loo isticmalayo dhib maleeyahay qaabka ugu fiican ee talefonka loo isticmali karo isosheega.

Mobilka jeebka la gashado dhib miyuu keenaa
Mobilka jeebka la gashado dhib miyuu keenaa

Su’aasha:

Daraaso la sameeyay ayaa sheegtay mobile-ka inuu dhalmada ama manida tayadeeda saameeyo, siiba marka uu ku jiro meel u dhow qooraha ninka ama xubinta taranka.
Sida qofka inuu galiyo jeebka surwaalka jeeniska oo kale oo u dhow xubnaha taranka mowjadaha mobile-ka soo daayo oo loo yaqaano Electromagnetic radiation ayaan arintaas mas’uul ka ah.
Daraasada waxay kaloo ay sheegtay inuusan qofka mobilkiisa jaarji garaynin asoo jeebka uu ugu jiro.
Waxaa qofka ku habboon inta badan mobilka inuusan ku dheganaanin markuu seexanayo waxaa fiican inuu iska dheereeyo.
Dhammaan moobilada way wada leeyihiin Electromagnetic radiation marka kuwa casriga kaliya kuma koobna.

 

Sababaha keena xanuunka xaniinyaha

A study has reported that mobile affects the quality of the birth or sperm, when it is near the man’s neck or genitals.
Just like a person to put in the pocket of a jean’s pants near the genitals of the mobile waves emitted known as Electromagnetic radiation I am responsible for that.
The study also said that the person does not have to use their mobile phone in their pocket.
It is advisable for the person to often not stick to the mobile phone when they are sleeping.
All mobiles have Electromagnetic radiation together when those smartphones are not just limited to it.

Exit mobile version