Meelaha ugu dareenka badan dumarka

Meelaha ugu dareenka badan dumarka

Su’aasha:

Asc  waxaan rabaa inaad i shegtaan jirka dumarka meelaha ugu dareenka badan dareenka kacsiga sida guska ninka uu u dareemo ama ku aaddan intee la dhihi karaa.

Meelaha ugu dareenka badan dumarka
Meelaha ugu dareenka badan dumarka

Jawaabta:

Su’aashan waxay u baahan tahay faahfaahin badan, dareenka naagta sida ninka oo kale ma aha, gabdhaha waxyaalo badan ayay u baahan yihiin si ay kacsi u dareemaan, waxaa ka mid ah hadalka macaan sheekada iyo istiinka taasna toos in looga bilaabo ma aha xubinta taranka sida ninka oo kale, nimanka marka xubinta taranka laga taabto durbaba way kacsadaan, laakin dumarka way ka duwan yihiin.

Haddii la yiraahdo waa maxay xubinta taranka naagta u dhiganta midda ninka taas waxaa la dhihi karaa waa kintirka, isaga ayaa u dhigma madaxa xubinta taranka ninka, dareenka xoogga badan meesha ayay ka dareemaysaa.

 

Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

This question requires a lot of detail, the feelings of a woman like the man are not like the man, the girls need many things to feel aroused, including sweet words in the story and the pills and this is not directly from the beginning of the genitals like the man, men when the genitals are touched they already get up, but women are different.

If it is said what is the female genitalia equivalent to the man’s that can be said to be the penis, he is the equivalent of the man’s genital head, the strong feeling where it feels.

 

Riyada raaxada galmada halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More