Site icon Daruur درور

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore

Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore

Maxamed Salaax waa laacib oo hadda caan ah.

Maxamed Salaah Markuu Yaraa
Maxamed Salaah Markuu Yaraa

wuxuu kasoo jeedaa dalka Masar wuxuu hadda u cayaaraa kooxda Liverpool  ee dalka UK.

sawirka halkan idin ka muuqda waa sawir hore markuu Maxamed Salaax uu barbaranayay sida loo cayaaro kubbadda.

Maxamed Salaax oo kitaabka Quraanka haysta
Maxamed Salaah Markuu Yaraa

Waxaa la sheegay dhowr koox ayaa soo diidday dalka Masar gudihiisa kaddib wuxuu ka helay  dibadda inuu ka caraayo kubadda.

wuxuuna noqday qof caan ku ah goolaha.

Sidoo kale Maxamed Salaax  waa qof ku caan baxay marka uu gool dhaliyo inuu sujuudo.

sidoo kale waxaa la sheegay inuu quraanka akhristo marka uu safarada ku jiro. waana qof samafal u sameeyay dadka ku nool magaaladiisa uu ku dhashay dad badan ayuu lacag siiyaa sida la sheegay

Exit mobile version