Maxaa keena dhiiga xabka soo raaca

Su’aasha:

Asc dr. Waxan raba inan ku waydiyo waxan in muda ah isku arkay xab ka imanaya dhunta marmarka qar waxa so raca dhig hadan wax cabo ama an cuno xabka an tufayo kla jogsi malaha o wu siyada mudo sidan sida u aha hada codki ayan waye o hadal dicifa ayan hadla o qofna ima maqlayso mudo 3 bilod ayan ahay maxay tahay talo iga sii dhaqaatir dhawr ah ayan u tagay mid walaba dawo ayu iqoray wax isbadala malahan MAHADSANID

Maxaa keena dhiiga xabka soo raaca
Maxaa keena dhiiga xabka soo raaca

Jawaabta:

Dhiiga soo raaca xabka ama candhuufta sababo badan ayaa keeni kara, waxaa laga yaabaa in dhuunta ay tahay ama in sanbabka uu yahay ama in sanka salkiisa uu yahay ama quumanka, marka waxaa habboon in baaritaan sariireed lagu sameeyo oo la eego meesha uu kasoo baxayo dhiigga, gudaha afka iyo salka sanka iyo dhuunta meesha neefta soo marto, markaas ayaa la daaweyn karaa.
Laakin waxaa lagu yarayn karaa inaad ka fogaato cuntada siyaadin karta waxaa ka mid ah basbaaska iyo cuntada dadka gubta nooc walba ha ahaatee,
sidoo kale waxaa lagu luqluqoonayaa daawada ka hortagta caabuqa oo afka lagu dhaqo waxaana fiican inaad u tagto dhakhtar ku takhasusay dhuunta si uu kuugu qoro daawo munaasib kugu ah.

إذا كان المصدر هو الفم ، فإن قوام الدم يكون أفتح وأقل لزوجة ، بينما يكون لونه أقرب إلى لون الدم النقي ، بحسب موقع “ويب ميديسن”.

الدم الذي يسببه الجهاز التنفسي يخرج على شكل سعال ، ويعرف علميًا بالدم النفخ أو البصق ، وتتحدد شدة الحالة بالفترة الزمنية وكمية الدم المنبعثة منه ، مع ملاحظة أن يجب على الشخص مراجعة الطبيب عند حدوث ذلك.

تتراوح مخاطر خروج الدم من الفم من الجهاز التنفسي ، حيث قد يكون سببها مجرد التهاب في الحلق ، ولكن قد يكون أيضًا بسبب مجموعة من العوامل ، بما في ذلك سرطان الرئة والسل واستنشاق جسم غريب و استقراره في الجهاز التنفسي ، إصابة شرايين الرئة ، التليف الكيسي أو جلطات الدم في الرئة.

لأن نفث الدم ليس مرضا ، فهو أحد الأعراض المصاحبة للمرض ، لذلك من الطبيعي أن يكون علاجه مرتبطًا بتشخيص المرض.
إذا كان الفم هو مصدر الدم ، فهناك مجموعة من العوامل وراءه ، والتي قد تكون بسيطة مثل الضغط على الأسنان أثناء التنظيف ، أو أكثر خطورة مثل التهاب اللثة والتهاب دواعم السن وسرطان الدم ونقص الفيتامينات والصفائح الدموية.

يعتمد علاج هذا النزيف على أسبابه ، والخطوة الأولى هي العناية بنظافة الفم وتنظيف الأسنان بالفرشاة 3 مرات في اليوم على الأقل ، واستخدام غسول الفم أيضًا ، ويجب على الشخص مراجعة الطبيب لمعرفة سبب ذلك. النزيف.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More