Site icon Daruur درور

Maxa sabab u ah gabadha fircooniga la bikrajabiyay in farjigeeda is xiro

Su’aasha:

A S C, Su’aashan qabo waxa weeyi gabadh fircooni ah ninku marku geedkisa ku bikir jabiyo kadib ila muda badan ninku marku gabadha inu waso doonayo siilkeegu wuxu ku noq’da sidi maalinti ugu horeyisay iyado tol’need u geed kisa inu galiyo dhib ku ahaa o kale marka inu siilkeegu is’xidho maxa sabab u ah fadlan iga jaahil bixiya.

Maxa sabab u ah gabadha fircooniga  la bikrajabiyay in farjigeeda is xiro
Maxa sabab u ah gabadha fircooniga la bikrajabiyay in farjigeeda is xiro

Jawaabta:

Waxa aad sheegtay sax ma aha, gabadha mar haddii la bikrajabyo bahalkeeda ma xirmayo, waxaa laga yaabaa inuu isku dhego qalayl dartiisa.

Exit mobile version