Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo

Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo

Su’aasha:

Asc daruur
En waxa rabay inad talo isisan

Taladu waxay tahay: waxaa jirto Gabadh an mudo dheer xiriir wadaag nahay ku dhawad 4 sano isla socono, hase ahaate dhibka ama cilada an qabo waxay tahay maseer iyo xanaaq, marki an xanaaqi isma xakamen kari o mar walba gacan ayaa qaada
Marka sidee Gacan qaadkas iskaga dhaafi karaa
Gabadhana aad aya u jeclahay aniga kaliya isku rabo qafkale hadan ku arko wan xanaaqa kadib gacan iga soo horeso

Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo
Maseyr iyo xanaaq ayaan dareemaa gabar xiriir naga dhexeeyo marka lala hadlo

Jawaabta:

Marka hore waxaad ogaataa in wax kaste hadkooda markay ka baxaan dhib inay keenayaan, xanaaqa daran meel xun ayuu ku geynayaa, nabiga (SCW) dardaarankiisa wuxuu ahaa: ha caroonin.

Waxaad maskaxda gashataa xanaaq inaan wax lagu xallin karin bal inay ka dhalan karaan waxyaalo musiibo keeni karo, haddaad iska dareento xanaaq weysayso Alle magangal is deji ka fikir ciribta iyo wixii ka imaan karo xanaaqaas.

Midda kale masayrka wuxuu ku jiraa nin kaste laakin ma aha inuu xadkiisa dhaafo oo uu noqdo shaki, waliba markaad guursato ayay ugu daran tahay waxaa laga yaabaa xaaskaaga inaad ku garaaco masyerka dartii.

Marka ogow naagta inaysan ahayn qof alaab ah oo lagu cayaari karo, waa walaashaada oo kale oo u baahan in hadal wanaagsan lagula hadlo oo la qiimeeyo oo sharafteeda la ilaaliyo marka aad ku xanaaqdo adoo nin kale kaga masayraya waxay tilmaamaysaa taas in iyada aad ka shakisan tahay, shakigana ma fiicna, haddaad ku aragto wax xun taas laguuma haysto inaad kaga tagto ood ka fogaato oo aad xanaaqdo laakin masayrka markuu bato musiibo ayuu soo jiidayaa.

 

Waa maxay sababta naagta la qabo ay ninkeeda uga dambaynayn

 

First of all, you should know that when things go out of control, they cause trouble. Intense anger leads to bad things.

The Prophet (peace and blessings of Allaah be upon him) advised: Do not be angry.

You think that anger cannot be resolved, and that it can lead to things that can cause disaster.

If you feel angry, seek refuge in Allaah and calm down.

Think about the consequences and what can come from that anger.

On the other hand, jealousy is present in every man, but it should not exceed its limits and become suspicious. It is also worse when you get married, and you may beat your wife because of jealousy.

So know that a woman is not a toy to be played with, she is like your sister who needs to be spoken to in a kind way, valued, and her honor protected.

When you get angry with her because you are jealous of another man, it indicates that you are suspicious of her, and suspicion is not good.

If you see something bad in her, you are not obligated to leave her, distance yourself from her, and get angry, but when jealousy increases, it attracts disaster.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More