Markuu ninku biyuhu iska saaro xaniinyihiisa maxay qafiif la noqdaan
Su’aasha:
Sxb Anoo 20 maalmood ka hor siigo igu dambesay aanku tuurtay marka waxaa is arkay markaa biyo baxay ka dib qooraha qafiif inoqday ciladaas ma raga dhan ayaa ila qaba mise aniga lewaye
