Markaan kacsado shiir ayaan iska dareema hadana shiirkeyga ayaan kacsi waali ka qaada

Su’aasha:

Sxb markaan kacsado waan isku soo shiiraa waliba si saa id hadana shiirkeyga wuu ii carfaa waanba kusii kacsadaa sidaas ayaan ku siigesta mararka arintan maxaa la dhihi karaa.

Markaan kacsado shiir ayaan iska dareema hadana shiirkeyga ayaan kacsi waali ka qaada
Markaan kacsado shiir ayaan iska dareema hadana shiirkeyga ayaan kacsi waali ka qaada

Jawaabta:

Dhowr jeer ayaan kaaga digay siigada waan kuu sheegay dhibka ay mustaqbalka kuu keenayso laakin waxaad u eg tahay qof balwad ay u noqotay..

Qofka hadduu kacsado wuu shiiraa middaas dadka oo dhan ayay qabsataa nin iyo naagba, waxaana sabab u ah walwalka, maxaayeelay kacsiga walwal yar ayuu wataa qofka wadnaha ayaa garaacmaya, sidoo kale shiirka waxaa keena yaxyaha ama cabsida xishoodka ku dheehan.

Laakin waxaa yaab leh naftaada inaad u kacsato shiirkaga inaad ku raaxaysato, adiga ma tihid qof dabiici ah waxaad raacraacdaa niyaddaada, waxaan ka baqaa inaad ku dhacdo qaladaad aad u daran, inaad muraayad istaagto oo naftaada aad ku raaxaysato ama ka fikirto inaad sida naagta aad u raaxaysato oo dabada aad faraha iska galiso ama wax kale oo aad saas ku siigaysato, dadka kacsigooda xadka ka baxo falal noocaas ayay ku kacaan, wax kaste markuu xadkiisa dhaafo lidkiisa ayuu isu rogaa, culimada ku takhasusay  cilmu nafsiga  galmada waxay sheegaan raga kacsigooda xadka ka baxsan yahay haddaysan is qabanin inay la imaan doonaan dhaqamo isu rogi karo khaniisnimo, marka naftaada la dagaallan xoolo ma tihid qof aadane ayaad tahay waxaa lagaa rabaa inaad xakamayso naftaada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More