Markaan joojiyay sigada xanaaq ayan isku arkay maxaa xal u ah

Markaan joojiyay sigada xanaaq ayan isku arkay maxaa xal u ah

Su’aasha:

Asc wllaha sharafta leh waxaan ahy wiil soomaliyeed oo da’diisu tahay 23 xaas malihi lkn waxa aan gabi ahaanba ka takhalusay cadoynka xun xun sida siigaysiga ama dawashada aflaamta xun xun muddo aad u badan waxa ii bilowmay awood in aan isbedel dareemo wajiga jirka iyo murqaha lkn hal dhib aya i hysta cadho miidhan ayaan noqday dulqaadkana wuu igu yaraaday lkn malinta aan riyo ku biyo baxo ayaan caadi noqonaya ama aan yeelanaya dabeecad tagan ila tali narka maxaan samayn kara aad baad u mhdsntiin kana raali ahaada su aashayda aadka u dheer

Markaan joojiyay sigada xanaaq ayan isku arkay maxaa xal u ah
Markaan joojiyay sigada xanaaq ayan isku arkay maxaa xal u ah

Jawaabta:

Sida xaaladdaada ka muuqata xanaaqa wuxuu ka dhashay biyaha kugu batay iyo barashada aad u baratay inaad siigo ku raaxaysato, markaad naftaada ka joojisay waxaad dareentay inay wax kaa maqan yihiin baahi daran inay jirto, marka shaydaanakana wuxuu kugu soo riixayaa si aad ugu laabato falkii hore oo ahaa halaag weyn xagga nafta.

Marka xanaaqaas waxaad kula dagaallami kartaa dhowr arrimood waxaa ugu muhimsan:

1- inaad mar kaste weysaqaadato, weysada waxay dejisaa xanaaqa qofka, sidoo kale inaad shaydaanka Alle ka magangasho.

2- inaad soonka badiso siiba maalinta istiinta iyo maalinta khamiista, habeenkiina inaadan isku ururinin cunto badan oo kala duwan, dadka qaar waxay oranayaan markaan soonno ayaan kacsi ka qaadnaa soonka, taas waxaa ugu wacan cuntada maalintii uu cuni lahaa ayuu habeenkii usoo wareejiyay bal waxaaba laga yaabaa qofka sooman inuu ka cunto badan yahay qofka aan soomin, sida la og yahay samankan dadka muslimiinta qarashka bisha ramadaan ka baxo wuxuu ka badan yahay qarashka bilaha kale, taasna waxaa sabab u ah cuntada badan ay cunayaan bisha ramadaanka.

3- inaad ka dheeraato wixii xanaaq kuu keenaya hadal ama fal ama inaad dhex gasho dadka laga yaabo inay  caayaan ama ay kugu kiciyaan.

 

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

 

As your situation shows the anger was born out of the water that overwhelmed you and the learning you learned to enjoy,

when you stopped yourself you felt that something was missing from you that there was a need for it,

and when the devil pushed you to return to the old act which was a great destruction of the soul.

When you can fight this anger, you can fight several things, the most important of which are:

1- To take care of it every time, it calms the anger of the person, as well as to seek refuge from the devil of Allah.

2- To increase your fasting on the day of Sunday and Thursday, and not to gather a lot of different foods at night,

some people say that when we fast we take up fasting,

that is because the food he would eat during the day he transferred it to them at night so the fasting person may be more likely to eat than the person who does not fast, As is known, muslims spend more on the month of Ramadan than in other months, which is due to the large amount of food they eat during the month of Ramadan.

3- Avoid anything that causes you anger with words or actions or to engage in people who may insult or provoke you.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More