Site icon Daruur درور

Mani ma iga timaado biyo khafiif ayaa iga baxo ila taliya

Su’aasha:

scw waxaan jiraa 26 sano galmo markaan sameeyo ma biya baxo kaliya waxaa kaga soo dataa biyo khafiif ah oo jiijiidma maxaa la dhihi karaa biyaha manida sow ma aha inay yihiin cad oo adag ila yaliya

Mani ma iga timaado biyo khafiif ayaa iga baxo ila taliya
Mani ma iga timaado biyo khafiif ayaa iga baxo ila taliya

Jawaabta:

Waxaa laga yaabaa inaad siigada badsatay qofka marka uu aad u siigaysanayo muddo badanna siigada soo sameynayay waxaa ku dhacayo arrinkan oo kale, biyaha ka baxayo jileec ayay noqonayaan tayo ma lahaanayaan, waliba biyhaas oo kale qofka naag kuma uurayn karo, naagta waxay u baahan tahay biyo gaaxsan,  haddii arrintaan ay kaa hari weyso muddo kaddib waxaa fiican in lagu baaro dhakhtar waa inaad u tagtaa.

Exit mobile version