Site icon Daruur درور

Magacyada gabdhaha ugu wacan

Magacyada gabdhaha ugu wacan

The names of girls in Somali culture

Magacyada gabdhaha ugu wacan Magacyadan waa magacyo ay soomaalida la baxaan qaarna ay la bixi jireen. qaar waa carabi qaarna waa magacyo soomaaliyeed, magacyadaa gabdhaha waxaa ugu fiican kuwa tusiya waxyaalaha quruxda iyo amaanta ku jirto waayo magaca saameys weyn ayuu ku leeyahay dareenka qofka.

Siiba gabdhaha aad ayay u qiimeeyaan magaca quruxda badan marka ay soo qaangaarayaan, haddii gabadha magac xun aad u bixiso wuxuu saamayn ku yeelanayaa nafteeda.

Halkaan waxaad ka arkaysaa magacyo isugu jiro soomaali iyo magac carab:

Magacyada gabdhaha ugu wacan
Magacyada gabdhaha ugu wacan

 

Dahraan * Daacado * Doonbirro * Dahabo * Dalays * Dayibo

* Dawo * Dawlo * Dayaxo * Deggan * Degmo * Dekeeya *

Daahira * Diiddan * Diiran * Dirraaco * Dugsiiya * Dulmar *

Darruurro * Dunniyo * Dekeeya * Dhool * Dhuux * Raaxo *

Timiro * Toolmoon * Tiriig * Tooxyar * Toosan * Tusmo *

Baada * Baar * * Batuulo * Baxsan * Badheedha * Barkhado

* Barni * Beyddan * Beerlula * Biciido * Bila * Bilan *

Binti * Buuxa * Bogaad * Biyood * Buteeya * Bureeqa * Busaad

* Bushaaro * Bullo * Berdan * Arliyo * Addeeca * Asliyo * Ardo

* Aslan * Axado * Iido * Iimaan * Isniino * Indho Kuul * Ijaabo

* Xaadsan * Xaali * Xabiiba * Xareedo * Xogla * Xalan * Xalwo

* Xadiyo * Xildiido * Xorriyo * Xaadsan * Xulbado * Xurmo *

Xaawo * Jamaad * Janno * Jawhara * Jimco * Jinow * Ceebla

* Saluugla * Warla * Rafiiqa * Ruun * Ruqiya * Dulmar *

Koraad * Baar * Saafi * Saado * Saaqa * Salaado * Saluugla’ *

Sangaabo * Saxarla * Samawada * Siraad * Siman * Suubban *

Subkan * Sudciya * Shaafi * Shafeeca * Shamis * Shariifo *

Shahmaad * Shuun * Shukri * Dulmar * Koraad * Sarrays *

Dhudi * Dhilan * Dhimbilo * Dhool * * Dhigan * Dhamays *

Cawrala * Ceebla * Carfoon * Culus * Dekeeya * Miyir *

Cabban * Cadar * Calaso * Carafo * Casiisa * Cambaro *

Calaseey * Cawlo * Ceebla * Ciiltira * Cilleeya * Cilmiyo *

Cosob * Cutiya * Cuddoon * Cudbi * * Caluula * Cugan * Culan *

Caagan * Culimo * Culus * Cutiya * Farow * Faayo * Fatuux *

Fariido * Filsan * Farow * Faynuus * Fiido * Qaafo * .Qoran *

Qumman * Qureesha * Qarad * Qaali * Qureesha * Qorroxo *

Qani * Qamar * Qalbi * Qarni * Qaleeya * Qorad * Qadan *

Qaayiba * Kaafi * Kaaha * Karuur * kabiya * kaltuumo * Kaliilo *

Kalsoon * Kiin * Koraad * Kordahab * Kutubo * Labeen * Laqan

* Laqanyo * Leexo * Luul * Nadiifo * Magool * Haweeya * Hufan *

Habsan * Habboon * Toolmoon * Muumina * Mullaaxo * Muslimo *

Murriyo * Mudan * Milgo * Miyir * Maydhan * Miiggan *

Malabo * Mako * Madheedho * Madiino * Markabo * Nadiifo *

Nuuriya * Wacdiyo * Warsan * Warla * Waafi * Wacan * Warmoog

* Weris * Werdi * Wiyilo * Haajira * Haweeya * Hira * Hindisa *

Haboon * Hodma * Hibaaq * Hufan * Yusur .

Magacyada gabdhaha ugu wacan
Magacyada gabdhaha ugu wacan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Magacyada wiilasha iyo gabdhaha muslimka loo bixiyo

The names of the girls are the names that Somalis used to give and some of them used to. Some are Arabic and some are Somali names, the best of these girls are those that show the beauty and praise because the name has a big impact on the feelings of the person.
Remove girls appreciate the beautiful name very much when they come of age, if you give the girl a bad name it will have an impact on herself.
Here you can see somali and Arabic names

 

Exit mobile version