Madaxwareerka marka la ordayo iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Su’aasha:

Qofka markuu ordo wareeraayo maxaa keena siigada iyo orodka maxaa ka dhexeeya iiga jawaab suaashan maraa kusoo weydiiyey iigamana jawaabin maxaa dhacay jawb deg deg sii

Madaxwareerka marka la ordayo iyo siigada xiriirka ka dhexeeya
Madaxwareerka marka la ordayo iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Jawaabta:

Siigada qofka marka uu samaynayo jirkiisa wuxuu waaynayaa vitamino aad u badan siiba marka uusan cunaynin cunto fiican, taas waxay keenaysaa inuu tabarbeelo oo uu u adkaysan waayo orodka iyo shaqada iyo wax xifdinta, qofka hadduu gaaro marxalada wareerka caafimaadkiisa ayaaba halis ku jira, xalka waa inuu iska joojiyaa falkaas qaabka daran.

Qofka ma aha inuu fiiriyo raaxada yar uu siigada ka dareemyo waa inuu fiiriyaa raaxada xaaska mustaqbalka uu ka heli doono.

Teeda kale adiga mar kaste waxaad soo qortaa siigo inaad samayso si adigoo ku faraxsan oo kale marka waxaan kula talinayaa su’aalaha aad na soo weydiinayso ha ahaadaan su’aalo qiime lah oo aqoon dadka ay ka faa’idi karaan, ma aha inaad siigada u sheegto qaab aan shallay ku jirin, sidoo kale su’aal laga jawaabayna ha soo celinin haddii kale jawaab ma helaysid .

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More