Site icon Daruur درور

Madax xanuunka halka dhinac ama goonjabka sababaha iyo daawada headache medicine

Su’aasha:

Madaxa oo hal dinac kaa xanuuno markasta maxa keena.

Madax xanuunka halka dhinac ama goonjabka sababaha iyo daawada
Madax xanuunka halka dhinac ama goonjabka sababaha iyo daawada

Jawaabta:

Madaxa oo hal dhinac ka xanuuna af soomaali waxaa lagu dhahaa goonjab ama goonjebshe ingiriiskana waxaa la dhahaa Migraine carabigana الصداع النصفي ama الشقيقة , wuxuu ka dhashaa xanuunkan neerfayaasha iyo dhiigamreenada iyo maskaxda marka mushkilo qabsato, wuxuu ku badan yahay dumarka, madaxa ayaa qofka ka tikaama waana hal dhinac mararka qar labada dhinac ayuu aadaa xanuunka, qofka waxaa dhiba iftiinka xoogga badan,  sababo badan ayaana keena madax xanuunka waxaa ka mid ah:

  1. Daalka nafsiga.
  2. Qofka inuu iska badiyo qaxwada ama ashaaha.
  3. Isbadalka jawiga.
  4. Isbadallada hormuunada dumarka sida diiga caadada, uurka iwm.
  5. Iftiinka xoogga badan iyo buuqa iyo qaylada.
  6. Hurda la’aanta.
  7. Daawooyinka qaar.

Qofka hadduu rabo si dabiici aha inuu uga caafimaado waxaa laga rabaa inuu ka fogaado sababaha aan soo sheegnay, waxaa kaloo uu adeegsan karaa daawooyinka xanuunka joojiya sida Zolmitriptan ama Acetaminophen waa kaniiniyaal u roon goonjabka, labada way u roon yihiin midka u fudud ayuu qaadan karaa.

 

Daawada madax xanuunka ugu fiican waa buuq la’aanta

 

A person is disturbed by strong light, and it can be caused by many reasons, including:

 

1- Psychological exhaustion.

2- A person should drink coffee or tea.

3- Climate change.

4- Changes in female hormones such as menstruation, pregnancy etc.

5- The intense light and the noise and the noise.

6- Insomnia.

7- Some medicines.

 

Headaches can occur as a result of many conditions. There are a number of different classification systems for headaches. The most well-recognized is that of the International Headache Society, which classifies it into more than 150 types of primary and secondary headaches. Causes of headaches may include dehydration; fatigue; sleep deprivation; stress; the effects of medications (overuse) and recreational drugs, including withdrawal; viral infections; loud noises; head injury; rapid ingestion of a very cold food or beverage; and dental or sinus issues (such as sinusitis) source 

 

Maxaa keena madax xanuunka joogtada ah

Exit mobile version