Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali
Macnaha Ramadan dad ayaa isku dayay magaca inay kasoo saaraan waxyaalo macne oo fiican leh
Ra’da waxay kasoo qaadeen in laga soo gaabiyay ereyga English Remember oo macnihiisu yahay xusuuso.
A’da waxaa laga soo gaabiyay Magaca Allaah
Ma’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga engilishka Mornig oo laga wado Aroortii
A’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga igiriiska oo ah Afternoon macanihiisu yahay galab
Da’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga ingiriiska Day oo laga wado Maalin
A’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga ingiriiska And oo macnihiisa ah iyo
Na’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga English Night oo macnihiisa ah habeen
macanaha guud wuxuu noqonayaa
Xusuuso Allaah subax iyo galab iyo habeen iyo maalin.