Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali

Macnaha Ramadan dad ayaa isku dayay magaca inay kasoo saaraan waxyaalo macne oo fiican leh

Ra’da waxay kasoo qaadeen in laga soo gaabiyay ereyga English Remember oo macnihiisu yahay xusuuso.

A’da waxaa laga soo gaabiyay  Magaca Allaah

Ma’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga engilishka Mornig oo laga wado Aroortii

A’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga igiriiska oo ah Afternoon macanihiisu yahay galab

Da’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga ingiriiska Day oo laga wado Maalin

A’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga ingiriiska And oo macnihiisa ah  iyo

Na’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga English Night oo macnihiisa ah habeen

macanaha guud wuxuu noqonayaa

Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali
Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali

Xusuuso Allaah subax iyo galab iyo habeen iyo maalin.

 

qofka ka fikiray waa qof maskax fiican leh, waana macne fiican.

 Af Soomaali haddii loo fasiro waxaa la dhihi karaa

Ramdaan 

R   Rumeey

A   Alle

M  Muxsin noqo

A   Adkeyso

D   Deeq bixi

A   Amarka Alle qaado

A   Adeec Alle

N   Naxariiso

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More