Site icon Daruur درور

Maanta jidadka Muqdisho waxa ka jiro sawiro

Maanta jidadka magaalada Muqdisho

Maanta jidadka magaalada Muqdisho

Jidadka Muqdisho: Gaadiidka Xamuulka ee dekadda Muqdisho ka shaqeeya darawalooda oo ka xanaaqsan sida la iisheegay in jidadkii xirnaa, ayaa iyaguna waddada ku jaray gaadiidkii ay ku shaqeysanayeen, baabuurtii ayay damiyeen wayna ka tageen, xaalka magaalada Muqdisho waa kasii darayaa.

Saaka iyo waddooyinka Muqdisho
Saaka iyo waddooyinka Muqdisho
Saaka jidka xamar
Saaka jidka xamar
Saaka waddooyinka Xamar
Saaka waddooyinka Xamar

Halka falkaas uu ka dhacay waa Tarabuunka ilaa Masaajidka Sheekh Cali Suufi Ama isgoyska Kaasabalbalaare, ee Muqdisho.
Waxaa dadka ay la yaaban yihiin Madaxweyne Farmaajo marka uu doorashada isku soo sharxayay waxyaalaha uu ku haystay madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud waxay ahaayeen xiritaanka waddooyinka Muqdisho.
waxaa yaab ah hadda ayay ka daran tahay sheekada.

Exit mobile version