Maalmaha isbuuca iyo bilaha af soomaali ah
Maalmaha isbuuca iyo bilaha af soomaali ah
Maalmaha isbuuca af somali sida loogu yaqaano halkan ayaad ka akhrisan kartaa.
waxaa laga soo qaaday buuga barashada af soomaaliga asoo PDF ayaad halkan ka heli kartaa.Buugga-ila-baro-Soomaaliga
Waxaa loo tarjumay afka carabiga dhamaan ereyada maalmaha iyo bilaha iyo sanadaha iyo waqtiga guud ahaan.
Af somaliga waa af hodan ah waxaa laga helaa ereyo badan oo leh macaani kala duwan.
af somali marka la dhaho waxaa loola jeeda dhamaan lahjadaha soomaalida oo dhan.

Toddobaadka | الأسبوع
Sabti | السبت |
Axad | الأحد |
Isniin | الإثنين |
Talaado | الثلاثاء |
Arbaco | الأربعاء |
Khamiis | الخميس |
Jimco | الجمعة |
Bilaha dayaxa | الشهور القمرية
Sako | محرم |
Safar | صفر |
Mawliid | ربيع الأول |
Rajal hore | ربيع الثاني |
Rajal dambe | جمادي الأولى |
Rajal dhexe | جمادى الثانية |
Sabbuux | رجب |
Soondheere | شعبان |
Soonqaad | رمضان |
Soonfur | شوال |
Sidataal | ذو القعدة |
Carrafo | ذو الحجة |
Bilaha qorraxda | الشهور الشمسية
Janaayo | كانون الثاني |
Febraayo | شباط |
Maarso | آذار |
Abriil | نيسان |
Maajo | أيار |
Juunyo | حزيران |
Luulyo | تموز |
Agoosto | آب |
Sebtembar | أيلول |
Oktoobar | تشرين الأول |
Nofembar | تشرين الثاني |
Disembar | كانون الأول |
Xilliyada | الفصول
Gu’ | ربيع |
Xagaa | صيف |
Dayr | خريف |
Jiilaal | شتاء |
Cimilada | الطقس
Dhul | أرض |
Cir | سماء |
Daruur | سحابة |
Roob | مطر |
Baraf | ثلج |
Dhaxan | برودة |
Dabayl | ريح |
Dabayl daran | عاصفة |
Bil | قمر |
Qorrax | شمس |
Xidig | نجم |
Iftiin | ضوء |
Mugdi | ظلام |
Hoos | ظل |
Waqooyi | شمال |
Koonfur | جنوب |
Bari | شرق |
Galbeed | غرب |
Kulayl | حر |
Qabow | برد |
Waqtiga | الوقت
Maanta | اليوم | Daqiiqad | دقيقة |
Berri | غدا | Saacad | ساعة |
Caawo | الليلة | Bil | شهر |
Xalay | البارحة | Maalin | يوم |
Shalay | أمس | Subax | صباح |
Darraad | أول أمس | Fiid | مساء |
Toddobaad | أسبوع | Sanad | سنة |
Ilbiriqsi | ثانية | Qarni | قرن |
Hadda | الآن | Duhur | ظهر |
Habeen | ليل | Galab | عصر |
Af soomaaliga waa hodon wax badan ayuu wataa oo aad u xeeldheer.
You can read the days of the week in Somali here.
It is taken from the Somali language learning book asoo PDF you can find here. Learn-Somali-book
All the words for days and months and years and time in general have been translated into Arabic.
Somali is a rich language and there are many words with different meanings.
When we say Somali, we mean all Somali dialects.