Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed

Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed

Halkaan waxaa lagu soo ururinayaa maahmaahyo soomaaliyeed oo muri weyn ku fadhiya. waana maahmaahyo xul ah.

Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed
Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed

 

Maahmaahyo soomaaliyeed oo xul ah

1- Nin xun iyo neef bakhtiyay nus shilin looma quuro

الرجل السيئ والماشية الميتة لا يستحقان نصف شلن

2- Faan iyo feeraweyni waa isku faayaan

الفخر والبدانة يتلاءمان

3- Barako iyo baas waa is buriyaan

البركة والشؤم يتناقضان

4- Lafo kaa weyn lixaadkay kaa laqaan

العظام الأقوى منك تبتلع قوتك

5- Gabar ooyaysa garoob qosol badan bay dhaantaa

البنت الضاحكة أفضل من الثيب الضحوك

6- Sheekasheeko iyo shukaansi labo shay bay kala yihiin

المحادثات والغزل أمران  مختلفان

7- Nin shaxaad bartay shaati ma gato

الرجل الذي تعود التسول لا يشترى قميصا

8- Hadday geeri ku dayso, gabow baan ku daynayn

إذا تركك الموت فلن يتركك الكبر

9- Shiir iyo sheeko xun sharafta iyo shaatigay halleeyaan

الدفر والحديث القبيح يلوثان القميص

10- Naag nuskeeda kale waa nin

المرأة نصفها الآخررجل

11- gacan gaaban geed dheer  mirihiisa ma gaarto

اليد القصيرة لا تصل إلى ثمار الشجرة الطويلة

12- Ukun fuunto iyo ceeb faaftay looma adkaysan karo

لا يمكن تحمل البيضة الفاسدة والفضيحة المنتشرة

13- Doofaar damac hayo darbi ma soo reebo
الخنزير الجشع لا يمنعه جدار

Maahmaahyo xul ah
Maahmaahyo xul ah

Macnaha maahmaahda Luqun dheeraatay

Fasirka maahmaahda nimaad dooratay

Maahmaahyo carbeed oo xul ah

 

 

1- حبل الكذب صغير .
Xariga beenta waa gaaban yahay
2- عذر أقبح من ذنب .
cudurdaar dambiga ka xun
3- ليس كل مرة تسلم الجرة .
mar kaste ashuunka ma badbaado
4- عصفور باليد خير من عشرة على الشجرة .
Shinbir gacanta kugu jiro wuxuu ka fiican yahay toban geedka saaran
5- من شب على شئ شاب عليه .
qofkii wax ku barbaaro wuu ku duqoobaa
6- إذا تفرقت الغنم قادتها العنز الجرباء .
haddii ariga kala yaaco rida cadhada leh baa hoggaamisa
7- اتقي شر من أحسنت إليه .
iska ilaali sharta qofka aad ixsaanka u samaysay
8- رب أخ لم تلده أمك .
meeq walaal oon hooyadaada dhalin
9- إن غدا لناظره قريب .
berri qofka eegaya waa u dhow yahay
10- لا تؤجل عمل اليوم إلى الغد
shaqada maanta berri ha u dib dhigin
11- خير الكلام ما قل ودول .
hadal waxaa ugu fiican midka yar oo wax tusiya
12- الحياء من الإيمان .

Xishoodka iimaanka ayuu ka mid yahay
13- الدهر يومان يوم لك ويوم عليك .

Waqtiga waa labo maalin maalin adaa iska leh maalinna waa waa korkaaga
14- في الإتحاد قوة .

midnimada aood baa ku sugan
15- ما خاب من استشار .

ma khasaaro qofkii qof la tashada
16- العجلة من الشيطان .

degdegga shaydaanka ayuu ka yimid
17- رحم الله إمرء عرف قدر نفسه .

Ilaahay ha u naxariisto qofkii is kasay
18- لا يقذف بالحجارة إلا الشجرة المثمرة .

Dhagxaan lagauam tuuro geedka miraha leh mooyee
19- من تدخل فيما لا يعنيه لقى ما لا يرضيه .

Qofkii lugaha la galo wax aan khuseysnin wuxuu la kulmaa wax uusan raalli ka ahayn
20- من راقب الناس مات هما .

Qofkii dadka kormeera wuxuu la dhintaa murugo.

Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah
Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah

Waa maahmaahyo xul ah

Mararka qaar waxaad arkaysaa maahmaah aad u fiican waa laga baran karo duruus muhiim ah xagga nolosha.

Soomaalida aad bay u soo daliilsadaan maahmaayada qiimaha badan oo wata macnaha weyn.

Sidoo kale kutubta carabta waxaad ku arkaysaa maahmaahyo badan oo u eg kuwa soomaalida.

Murtida marka ay waafaqsan tahay caqliga iyo diinta waxaa lagu tiriyaa waxyaalaha ugu qiimaha badan

ee aadanaha uu ku hadlo, maahaamaahda qiimaha badan waxaa lagu gartaa arrintaas aan kasoo hadalnay.

qofka caqliga badan wuxuu ka sii kordhistaa caqligiisa waayo xigmadaha iyo hadalada fiifiican maskaxda ayay dhisaan.

Marka halkan maahmaahyo xul ah ayaad ka helaysaa.

 

Gabay soomaaliyeed

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More