Lamaanaha is qaba sababa maherkoogu khafiif ku noqonayo

Su’aasha:

A S C, su’aashan qabo waxa weeyan nin iyo naag is qaba mudo badan hadii ay isku dhacaan e af’lagaado xun is’dhahan meherkogu mu khafiifa marka inay meherkoga cusbonesiyan ma tahay arina bal fah faahin dheerad ah iga siiya mahad sanid.

Lamaanaha is qaba sababa maherkoogu khafiif ku noqonayo
Lamaanaha is qaba sababa maherkoogu khafiif ku noqonayo

Jawaabta:

Waxaas waa khuraafaad ma jiro wax meherka khafiifiyo, waxaa jira dalaaq ama furiin, wixii arrintaas aan ahayn waxba haka soo qaadin, si kaste ay isu dagaallaan lamaanaha haddii uusan naagta ninka furin meherkooda waa sidiisa, wax iska badalayama jiro waa sidii uu kusoo guursaday.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More