Site icon Daruur درور

Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay Canada

Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada.
waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo.

Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay
Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay

fadhi ku dirir ayay haayeen.
labada nin si fiican ayay isu garaaceen.
waxaa yimid booliska dalka Canada wuxuu qabtay labada nin.
waxaa lasoo saaray maxkamad .
Qaadiga ayaa wuxuu u yeeray labada nin wuxuu weyddiiyay: maxaad isku dagaasheen?
waxay dhaheen qabiil dartii.
qaadiga wuxuu ku yiri waxaad isu dagaalaysaan labo qofood 1000 sano ka badan aasan oo aan war idin ka haynin.
qaadiga wuxuu yiri labadan qof hala geeyo xabsiga dadka waalan.
waa sheeko khayaali ah.
laakin marka aad eegto macne weyn ayay wadataa.
Soomaali waxay u degi la’dahay waa qabyaalad
Siiba Hawiye iyo Daarood waxa ka dhexeeya.

xitaa maanta masaajidda qurbaha waxay ku salaysan yihiin qabyaalad

Exit mobile version