Site icon Daruur درور

Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo

Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo

Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo
Kubadda sida dadka loogu mashquuliyo

Kubadda waxay ka mid tahay waxyaalaha aad dadka loogu mashquuliyo.
waxaad arkaysaa dad badan oo kasoo tagaya shaqadooda si ay ugu lumiyaan waqtigooda qaaliga ah.
waxaa dhacdo mararka qaarkooda dad badan inay isku dagaalaan oo lays feero.
taageereyaasha kooxada waaweyn qaar waxay sameeyaan waxyaalo aad u badan lala yaabo.
marka kubadda waxyaalaha loo sameeyay oo ugu weyn waa in dadka lagu mashquuliyo.
dad badan ayaad arkaysaa oo mustaqbal ka dhigtay inay maanta oo dhan daawadaan kubad aan wax kasoo galaynin.
war haddii aad tahay qof dantiisa garanaya raadso wax faa’ido aad ka helayso. hadda dumarka ayaaba soo galay sheekada banoonida  naago badan ayaad arkaysaa oo taageera kooxaha oo daawada kubadda , waagii hore naagaha banooni ma fiiirsan jirin hadda naagaha soomaalida waxay bilaabeen inay daawadaan cayaarta kubadda cagta.

Exit mobile version