Site icon Daruur درور

Kiiska badda soomaali iyo Amin arts

Kiiska badda soomaali iyo Amin arts

Amin arts oo soo sawiray sawir tilmaamaya xaalka ka jira siyaasadda dalka soomaaliya.
Taas oo ah kiiska badda soomaaliya oo ay dacwad kaga dhexayso Kenya iyo Soomaaliya.
wuxuu soo sawiray siyaasiyiinta soomaaliyeedm oo Kenya taageersan oo raba inay iyada ku guulaysato qadiyadda badda.

Kiiska badda soomaali
Kiiska badda soomaali

Waxay la safan yihiin dowladda Kenya waxyna kasoo horjeedaan Soomaaliya.
Haddaba sawirka ma sax badaa oo dadkan uu sheegay miyay ka xun yihiin kuwa hadda dalka haysta.
Qof kaste wuxuu taageeraa waxa uu ka helo. qof kastana wuxuu sheegtaa inuu yahay wadani.
Marka lama oga cidda si dhab ah u jecel dalka dhamaan dadka waxay u eg yihiin dad dantooda u ordaya, laakin qof kaste wuxuu ku gabbanayaa inuu dalka u shaqaynayo.
Haddii aay daacad wada ahaan lahaayeen intaan soomaali kuma jiri lahayn dhib iyo rafaad.

Anigaa is doortay yaa dood ka qaba

Amin arts painted a picture describing the situation in Somali politics.
This is the case in the Somali Sea between Kenya and Somalia.
He portrayed Somali politicians who support Kenya and want to win the sea.
They are aligned with the Kenyan government against Somalia.
So is the picture more accurate and are these people he said worse than those who have the land now.
Everyone supports what they get. and everyone claims to be a patriot.
When it is not known who really loves the country, all the people look like people running for their own interests, but everyone is ready to work for the country.
If they were honest, there would be no trouble and suffering in Somalia.

Exit mobile version