Khudaarta la shiiday iyo tan aan shiidnayn nafaqo ah
Su’aasha:
Khudaarta Cagaaran Markay Jidhka Faaiido Badan Uleedahay Ma Marka Sideeda Lagu Cuno Mise Marka Lashiido(LaRidqo)
Jawaabta:
Labada waa isku mid haddaad sideeda ku cunto caloosha ayaa shiideysa, maxaayeelay caloosha waxay wadataa aashato oo cuntada burburisa Ilaah ayaa ugu talaggalay si cuntada ay nafaqo ugu noqoto jirka, marka shiiditaanka iyo cunitaanka iyado dhadhan waa isku mid xagga nafaqada.