Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay

RW Xasan Cali Khayre waa qof dhalinyarada aad u dhexgala.
wuxuu sameeyay wax dhalinyarada ay ka heleen, wuxuu xirtay dharka sports -ka wuxuu la sameeyay jimicsi.
runtii dad badan ayuu ka yaabiyay












Sawirada Khayre aad bay ugu faafeen baraha bulshada aadna waxaa loo saarey Comment.
Waxaa la dhihi karaa Khayre waa siyaasi aad u yaqaano dhalinyarada sida loola dhaqmo. sawirka marka uu sidan kaga yaabiyay