Ketchup sidee loo sameeyaa
Ketchup waa cunto ay bilaabeen samayskeeda Muslimiinta dalka Malaysia qarniga 17-aad ayaa la geeyay dalka Ingiriiska kaddibna waxaa loo sii gudbuiyay America.





qaabab badan ayaa loo sameeyaa waxaa ka mid ah sidan waxaad ka samaynaysaa Katshabka waxyaalahan 5 qaaddo yaanyo shiidan 3 qaaddo weyn sokor 1 qaaddo weyn cusbo rubac koob biyo nus koob khal 1 qaaddo weyn ee liin dhanaan nus qaaddo toon shiidan nus qaaddo yar waraango kaddib dab khafiif ayaad ku karinaysaa 20 daqiiqo oo kale Kaddib si fiican u xir qaboojiyaha geli hal toddobaad ayaad isticmaali kartaa.