Amin arts sawirkan uu soo saaray dhinac marka laga fiiriyo waa sax dhinaca kalena waa qalad.
dhinaca saxa waa marka ay soomaalidu midoobaan oo ay hal noqdaan ayay awood u yeelan karaan Kenya iyo dowladaha kale ay la tartami karaan ama ay ka adkaan karaan.
laakin dad iyaguba is haysto lagama yaabo inay Kenya ka adkaadaan.
dhinaca qaladka waa iska cad yahay taasoo ah dad lakala qaybiyay oo laga caqli badiyay lagama yaabo inay ka raayaan dadka iyaga hagayo.
Kenya maanta soomaali way ka caqli badan tahay taas waxaa daliil u ah inay coos u keenaan lacagtana ka qaataan