Site icon Daruur درور

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Ereyo af ingiriis ah oo badda la xiriira ama tilmaamaya macne lug ku leh badda, ereydaas oo jadwal ku jira oo si sahlan aad u xifdin karto oo af soomaali u tarjuman ayaad halkan ka heli kartaa.

Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan
Kalmado ingiriis ah oo badda ku saabsan

Barashada afka ingiriiska waxaa ugu fiican dhegeysiga iyo xifdinta erayada muhimka ah.

 

English Somali
sea bad
Seaman baxaar
Seafood cuntada badda
Seabed salka badda
Seashell caleesha badda
Seasick wareerka badda
Season mowsin, xilli

Exit mobile version