Ruuxa markii ay kaadi qabato muxuu u kacsadaa rag iyo dumar miyay ka simanyihiin.
Jawaabta:
mararka qaar qofka marka ay kaadi qabato xubintiisa way taagmaysaa taas waxaa sabab u ah kaadihayska oo buuxo, culayskaas ayaa saameeya xididaha xubinta taranka, dumarka maba qabaan wax taagmo, laakin way dhici kartaa inay wax yar dareemaan, taagnaantaas kacsi ma aha ee waa saamyska kaadihayska, xataa way dhacdaa qofka marka uu saxaroonayo waxaa laga yaabaa inuu geedkiisa taagmo.