Kacsiga goormuu cudur noqdaa

Sexual sense when is a disease?

Kacsiga markuu xadka ka baxo ma cudur buu noqdaa?

Waa su’aal ay dad badan weyddiiyaan?

Marka hore inta aan laga jawaabin su’aashaan waa maxay kacsi ?

Kacsiga waa dareen ku abuuran raga iyo haweenka oo keenaya inay xubnaha taranka wiilka iyo gabadha ay u baahdaan galmo taasna waxaa sabab u ah hormuunka jirka qaabilsan xagga taranka noolaha marka uu qofka dareemo kacsi dhiigga wuxuu dhaqsi ugusoo qolqolayaan xubnaha taranka markaas ayuu dareemayaa qofka inuu galmo u baahan yahay.

Kacsiga goormuu cudur noqodaa
Kacsiga goormuu cudur noqodaa

marka kacsi dabiici ahaan waa wax qofka Ilaahay ku abuuray dadkana way ku kala duwan yihiin dareenkaas.

waxaa loo qeybiyaa kacsiga sedex darajo .

kan koowaad kacsi daciif ah:

kaas oo ah qofka inuu dareenkiisu fog yahay oo muddo uuna u baahanyan galmo laga yaabaa inuu muddo joogo asoon wax dareemin.

kan labaadna:

waa kacsiga dhexdhexaadka, kaasna waxaa laga wadaa qofka inuu dareemo marka galmo laga sheekeeyo ama marka ay muddo kasoo wareegato.

midka sedexaad:

waa kacsiga daran, kaas waxaa laga wadaa qofka mar kaste inuu ka fikiro galmo, maskaxdiisa kama baxayaan amuuraha raaxada, markuu galmo sameeyo haddana wax yar kaddib ayuu u baahanahayaa.

sedexdaan qeybood way kala sii dardaran yihiin.

 

Marka goorma la dhihi karaa markaas ayaa cudur uu noqonayaa kacsiga?

 

Kacsiga marka uu xadkiisa dhaafo  oo qofka uuna ka dhergeynin waxaa lagu tilmaamaa inuu cudur yahay, qofkaas waxaa lagu gartaa habeen iyo maalin wuxuu ka fikirayaa galmo, mar kaste sheekada galmada ayuu ku jiraa waswaas ayay ku yihiin arrimahaas oo dhan, qofka noocaas ah hadduuna haysanin diin reebayso waxaa laga yaabaa inuu noqdo qof sino badan.

waxaa la mid ah dumarka kacsiga badan oo kacsigooa xadka ka baxay iyagana waxay mar kaste ka fikiraan nin iyo raaxo, waliba naagaha ayaa ka daran raga marka xagga kacsiga la eego, ninka geedkiisa waxaaba laga yaabaa inuu daciifo laakin naagta hadday tahay gabar kacsi badan ninka ayayba dilaysaa waayo iyada kama dhegergto raaxada galmada, waliba haddii naagtaas aysan lahayn diin waxaa laga yaabaa inay noqoto naag sharmuuto ah, dumarka la suuqa ayay galeen dhilo ayay noqdeen qaarkooda waxaa u keena arrintaas kacsiga xadka ka baxay, dumarka la qabo oo kacsiga badan ninkooda hadduu wax ka tari waayo waxaa laga yaabaa gogoldhaaf inay ku dhacaan, dumarka la qabo o rag kale shukaansado badankooda waxaa arrintaas ku riyada qooqa badan,waayo naagta markay tahay haweeney qooq badan way ka duwan tahay ninka, xumaanta way ku dhici kartaa, ninka hadduu sidaas yahay naagaha dhaqsi uma heli karo, laakin naag nin dhaqsi ayay ku heli kartaa, waayo raga iyada ayayba gaadayaan. kacsiga dhabta ah kuma xirna fircooni iyo suni,  naago waxaa jira si xun u gudan hadana kacsigooda aad u badan yahay.

marka jirro ayaa lagu tilmaamaa marka uu kacsiga xadka ka baxo. astaamaha lagu garan karo kacsiga jirada ah waa inuu qofka saacad walbo maskaxdiisa galmo ku jirto, qofkaas wuxuu gaarayaa heer sas ah waali u dhow, naag kaste uu jidka ku arko wuxuu maskaxda gashanayaa inuu la raaxaysanayo, sidoo kale wuxu ku waalanaa dharka dumarka ay hoos ka qaataan sida rajabeetada iyo kastuumada, sidoo kale shiirka haweenka ayuu raadinayaa, arrinta waxay isu baddalaysaa cudur waswaas ah.

haddaba sidee loola dagaallamayaa kacsigaas?

waxaa habboon ninka ama naagta sidaas ah inay iska yareeyaan cuntada nafaqada badan inay soonka badsadaan oo ayna ku mashquulaan wixii ka fogeynaya sheekada  galmada iyo shukaansiga iyo hadalada raaxada keeni kara, sidoo kale inay shaqo isku mashuuliyaan.

waxa ugu fiican qofka naftiisa dejin karo waa quraanka kariimka iyo salaadda.

 

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

 

عندما يتجاوز الشبق حدوده ولا يرضي الشخص به يوصف بأنه مرض ،
يتميز ذلك الشخص بالتفكير في الجنس ليل نهار ، في كل مرة يتحدث فيها عن الجنس يكون مهووسًا بكل هذه الأشياء ،
إذا مثل هذا الشخص ليس له مانع قد يكون مقترفا للآثام.
نفس الشيء مع النساء اللواتي لديهن الكثير من الرغبة والشبق خارج الحدود ويفكرن دائمًا في الرجال والمتعة ، والنساء أسوأ من الرجال عندما يتعلق الأمر بالانتصاب.يقتلها لأنها غير راضية عن متعة الجنس ، حتى لو لم يكن لتلك المرأة دين ، فقد تكون امرأة فاضلة ، وتذهب النساء إلى السوق ويصبحن منحرفات، وبعضهن ناتج عن التحرش الجنسي ،
النساء المتزوجات اللائي يواعدن رجالًا آخرين ، معظمهم لديهم أحلام سيئة للغاية ، لأنه عندما تكون المرأة جيدة ، فهي مختلفة عن الرجل ، يمكن أن تحدث أشياء سيئة للرجل ، إذا استطعت لا تفهمها بسرعة ، ، لأن الرجال يطاردونها أيضًا. ، فهناك نساء مختونات بشدة وما زلن لديهن الكثير من الرغبة والشهوة عندما يشار إلى المرض عندما يكون الشبق خارج الحدود. السمة المميزة لضعف الشبق هي أن الشخص يمارس الجنس في ذهنه كل ساعة ، ويصل ذلك الشخص إلى مستوى قريب من الجنون ، وكل امرأة يراها في الشارع يظن أنه يستمتع بها ، كما أنه مهووس بملابس النساء. يأخذون أشياء مثل حمالات الصدر والأزياء ، ويبحث أيضًا عن ملابس نسائية ، وتتحول القضية إلى هوس.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More