Kabaha goormaa lagu tukan karaa
When can muslim pray with his shoes
Axaadiis ayaa kusoo aroortay in lagu tukan karo kobaha.
Axaadiis dad badan ayaa qalad ka fahmay.
Kabaha in lagu tukado waxaa shardi ah in ay daahir yihiin iyo inay tahay meesha lagu tukanayo meel munaasib ku ah kabaha.
tusaale ahaan marka qofka ku tukanayo meel cows ah ama meel dhul ah ama meel aan ahayn masjid salli fidsan qofka waa ku tukan karaa.
