Kaadida soo daahdo markii suuliga la galo ma xaalad caafimaad baa

Kaadida soo daahdo markii suuliga la galo ma xaalad caafimaad baa

Su’aasha:

Nio markaan afuro biyo badan ayaan cabaa oo cabitaan ah marka maalmahan dambe waxaan isku arkay markaan suuliga galo ayadoo kaadi daran iheyso dhaqsi igama timaado xoogaa markaan ku jira iga imaada iyadoo tartiib ah taasoo kale xaalad caafimaad malagu sifeyn karaa iiga soo jawaab adoo mahadsan.

Kaadida soo daahdo markii suuliga la galo ma xaalad caafimaad baa
Kaadida soo daahdo markii suuliga la galo ma xaalad caafimaad baa

Jawaabta:

Inta badan waa wax caadi ah oo ay keenaan sababo aan halis ahayn, waxaa ka mid ah walwalka ama oonka daran qofka aan muddo dheer biyo cabbin ama qofka inuu dareenkiisa kacsan yahay ama in caabuq uu ka jiro kaadiheyska, marka ku dadaal cabitaanka biyaha nadiifka ah iyo cunitaanka qaraha, wuxuu ka mid yahay geedka qaraha  qudaarta kaadida socodsiisa, sidoo kale waligaa kaadida hadday ku qabato dib ha u dhigin horay ka aad suuliga, haddii arrintaas ay kaa hari weyso is baar dhakhtar fiican u tag.

غالبا ما يكون شائعا وناجما عن أسباب غير خطيرة ، بما في ذلك القلق أو العطش الشديد لدى الشخص الذي لم يشرب الماء لفترة طويلة أو مشاعر الشخص بالإثارة أو أن هناك عدوى في المثانة ، عند السعي لشرب الماء النظيف وتناول الفول السوداني ، فهو جزء من العشبة التي تعالج البول ، أيضا ، إذا جاء ك البول ، فلا تؤجله  ، إذا لم يتوقف ذلك ، فاستشر طبيبا جيدا.

Kaadida Ayaa Dhib Igu Haysa Saaid Ayay ii Gubtaa

 

It is often common and caused by non-serious causes, including anxiety or severe thirst in the person who has not drunk water for a long time or the person’s feelings of agitation or that there is an infection in the bladder, when striving to drink clean water and eating peanuts, it is part of the herb that processes the urine, Also, if your urine catches you, do not put it back before your thumb, and if this does not stop, see a good doctor.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More