Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa

Does urine after intimate encounter affect sperm?

Su’aasha:

Su’aal ayan qabaa iga jawaba, haddii naagta ninkeda u galmodo marka galmada dhamaato ay musqusha kaadi u gasho oy soo kaadiso biyaha ninka kaadidaas dhib miyay u keenaysaa, ilen waxan maqlay kaadida shahwada ninka waxay ka dhigtaa fuunto.

Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa
Kaadida galmada kaddib uurka miyay reebtaa

Jawaabta: 

Marka ay galmo dhacdo oo biyaha ninka haweeneyda ku shubo, biyaha waxay galayaan gudaha farjiga, uma dhowa meesha kaadida ka timaado iyo meesha ay biyaha aadaan wax shaqo iskuma laha, teeda kale haweeneyda marka ay kaadinayso kaadida gudaheeda ma aaddo ee bannaanka ayay usoo faniintaa kaadida.

Sidoo kale haweenyeda hadday farjigeeda soo dhaqdo galmada kaddib dhib uma keenayo arrinkaas biyaha ninka meesha galay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More