Site icon Daruur درور

Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa

Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa

Kaadida badan ma cudur bay tilmaamaysaa

Kaadida waa wax dabiici ah oo Alle Cazz wa jalla ugu talagalay.

in noolaha uu kaga takhaluso biyaha siyaadada oo aan jirka u baahnayn.

Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa

Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa
Kaadida badan cuduradan ayay tilmaantaa

Kaadida badan ma cudur bay tilmaamaysaa

marka kaadida mar ayay badataa, waa marka qof si xad dhaaf u cabbo biyaha.

ama wixii biyaha la mid ah, ama uu cuno cuntooyinka kaadida badiya.

sidoo kale kaadida waxay badantaa xilliga qabowga jiro.

maxaa yeelay jirka dhidid kama soo baxayo.

sidaas awgeed biyaha kaadida ayay kasoo aadaan.
laakin haddii aad isku aragto kaadi badan.

kaadidaas oo imaanayso hal saac kaddib waxay tilmaamysaa cudur.
haddii kaadida ay ciriiri kugu tahay oo ay ku gubayso.

waxaa laga yaabaa in kaadimareenada ay kaaga jiraan cusbo.

ama quruurax yaryar oo csubada ka samaysma, inta badan waxaa la socda xanuun.

waxaad badsanaysaa biyaham.

haddii xanuunka kaa istaagi waayo waxaa habboon inaad baarto.
haddii xanuun aan jirin laakin kaadidadaada ay badan tahay, habeenkii dhowr jeer aad soo kacayso.

waxaad iska baartaa cudurka sokorta ama sokorowga.

 

Qofka biyaha maalintii imisa liitar baa ku filan

 

(القروح التي في الكلى) ومجاري البول والمثانة وباطن القضيب والحكة في باطن القضيب وبول الدم والمدة وحرقة البول والأورام والشعر الذي يبال والتقطير الذي مع حرقة ويكون لأجل حدة البول أو لثقله على المثانة وسائر أوجاع الكلى والمثانة إلى الخصى والأورام في الكلى والمثانة والفرق بينه وبين وجع القولنج والفرق بين قروح الكلى والمثانة ومجاري البول والمثانة والقضيب وأوجاع الكلى ومن بول علق الدم والمدة إذا جمدت وفيما يمنع من بول الدم ومن ضروب المنقيات التي تنقي الأعضاء والذي يتولد في هذه إنما هو هو فساد مزاج ويجب أن يكون هو الذي في الباب هو بعينه عن أورام الكلى ثم القروح ويجب أن يكون لكل واحد باب قال جالينوس في الرابعة من حيلة البرء: إنا متى كانت قروح في هذه المواضع خلطنا بالأدوية التي نعالج بها بعض الأدوية المدرة للبول لتوصلها وتنفذها. الخامسة: أنه متى كانت القروح في الكلى والكلى والمثانة خلطنا بالأدوية التي نعالجها بها شيئا من عسل والأدوية التي تدر البول وقال: قل ما ينبعث من هذه دم بحرية وشدة قوة ولكنه إن لم يكن جرى الدم من هذه خطرا)
من أجل قوة جريته فإنه قد يكون خطرا من أجل دوامه وثباته ينظر في قوانين القروح الباطنة

Exit mobile version