Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo Aafada Waan Joojiyay Talo isii Dr mahadsanid.
Jawaabta:
Inta badan arintaas marka ay qabsato dadka siigaysta waxay ka dhalan kartaa waxyaalaha kiimikada ku jirto qofka marka uu ku siigaysanayaao sida shaambada iyo saabuunta ama oomada ama saliidaha wata waxyaalaha carfaya oo kiimikada ku jirto, ama inuu kusoo gaaray caabuq oo ka imaan kara jeermiska galaya geedka ibtiisa, marka iska jooji xumaanta siigaada aayar aayar ayaad usoo fiicnaanaysaa.