Jirkeyga wuu cad yahay calooshaa iga madow ila taliya Caafimaadka - HealthTalooyinka Consultation By Su'aalaha On Jun 10, 2021 462 0 Su’aasha: Asc wll ugu horayn waan ku salaamay wllow dhib ayaa i heesto waxaan ahay wiil hadana jirkayga dhan waa cad yahay lkn caloosha ayaa madow ka ahay waxaan sameeyo na waan garan waayay maalmo badan ayaa qoraxda isku dhigay lkn wali waa sidii waxaan maxaa keena maxaana lagu baabi iyaa Mararka qaar wlahi cadaantayda waan nacaa Inaa guursado ayaa rabay lkn guurkii waan ka baqay oo waxaan is dhahay gabadha armay waxaan kugu la yaabtaa oo guurkii dhan waan kansalay lkn hada waa la socdaa oo waa lay dhisi rabaa lkn sidee calooshayda madow uga qirayaa in ay icaybayso ayaan kabaqaa mise waan iskadaa ayadana dhan mida kle dad sidaan oo kle ah majiraan 🇸🇴 Mida kle streck mark maxaa iga baa bi in kara Vasiline tana ma iga baa bi in kartaa #Labadaas su aalood iiga soo jawaab mahad sanid. Jirkeyga wuu cad yahay calooshaa iga madow ila taliya Jawaabta: Jirka oo dhan inuu cad yahay caloosha kaliya inay madowdahay waa wax aan dabiici ahayn, laakin adiga maadan sheegin waxaas inaad ku dhalatay iyo inay kugu dhaceen dhalashada kaddib, sidoo kale haddii aad daawo adeegsatay iyo in kale. Waxaa kugu habboon inaad u tagto dhakhtar ku takhasusay maqaarka si uu kuu baaro. Daawooyinka aad sheegtay looguma talagalin xalaaddaada. maqaarka jirkaMidabka Jirka 0 462 Share