Site icon Daruur درور

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

Su’aasha:

Asc walaal macaan ugu horayn waan ku salaamay السلام عليكم ورحمة الله وبركاته markaan salaanta kasoo tago waxaan qabaa suaal waxaana raba in aad iga jaahil bixiso:
= walaal aniga waxaan ahay dadka markay cunada iska yareeyaan caatoobo markaan cuno fiican cunaana xoogaa kala baxa marka hada waxaan ku jiraa waqtigii aan is caatayn lahaa waliba caaato saaid ah cuno badan na hada ma cuno subaxdii ayaan wax yar cunaa iyo habeenkii oo kis yar ah marka mar kasta waxaan jeclahay inaa cuno lowska shiidan bennut butter ka iyo malmalaadada buskut dhiiqa lkn ayaan shaki ayaa la igu riday oo waxaa la I dhahay bariis iyo baastada aad ka oradid kuwaan ayaa kaciil badan oo kanaqo badan mar ka ma runtood baa mise waa beentood mida kale fat kooda waa ilaa iyo intee
=waxaana kaloo rabaa inaa ii sheegtid fat % ilaa iyo intee ayaa la iska ilaaliyaa in aad fahantid ayaan rajaynayaa wll

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka
Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

Jawaabta:

Buskudka iyo baastada isla burkii ayay ka samaysan yihiin waliba waxaa la dhihi karaa buskudka wuxuu wataa sokor iyo caano, marka waxay ka mid yihiin cuntooyinka lagu cayilo,

Jirka inta dufin uu u baahan yahay dadka way ku kala duwan yihiin dadka shaqeeyo iyo caruurta iyo dadka waaweyn dhamaan way kala duwan yihiin, da’da u dhexaysa 20-39 waxaa laga rabaa 8- 19% da’da u dhexeysa 40-59 waxaa laga rabaa 11- 21% taas waa raga dumarkana way ka duwan yihiin, iyaga jirkooda wuxuu u baahan yahay dufin badan.
Si kaste ha ahaatee adiga ku dadaal qudaarta iyo furuudka adoo cunaya bariiska iyo baastada iyo buskudka sidoo kale socodkaaga ha badnaado,  fat (dufin) waxaa ugu fiican midda xoolaha waligaaga iska ilaali dufinta la sameeyay oo geedaha laga keenaya waxan ahayn saliid seytuun iyo saliid macsaro, laadaas aad ayay u fiican yihiin laakin saliidaha kale cuntada lagu dalaco dufintooda iska ilaali.

كمية الدهون التي يحتاجها الناس تختلف بين الأشخاص العاملين والأطفال والبالغين كلها مختلفة ، بين سن 20-39 مطلوب 8-19 ٪ بين سن 40-59 مطلوب 11-21 ٪ وهو للرجال والنساء مختلفون ، يحتاج جسمهم إلى المزيد من الدهون.

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

 

Waxtarka hilibka idaha

 

It can be said that the biscuits and pastas are made of the same flour. It can be said that the biscuits carry sugar and milk, when they are among the foods that are fat.

How much fat the body needs is different for people who work and children and adults are all different, between the ages of 20-39 is required 8- 19% between the ages of 40-59 is required 11- 21% which is for men and women are different, for them their body needs more fat.
However, take care of vegetables and vegetables by eating rice and pasta and biscuits as well as your flow. Fat (dufin) is best for animals. Always be careful of the fats made from the trees. This is not cinnamon oil and peanut oil, but other oils are very good, but other oils are also used in food.

 

Exit mobile version