Jawaari iyo Madoobe Aminarts eeg siduu yeelay

Politics in the Somali conflict

Jawaari iyo Madoobe Aminarts eeg siduu yeelay

Axmed Madoobe iyo Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo sawirka kulul ee aminarts.

Sida la og yahay amin arts wuxuu ka mid yahay dadka ku shuqlan siyaasadda dalka soomaaliya.

Jawaari iyo Madoobe Aminarts muxuu sidan ugu galay
Jawaari iyo Madoobe Aminarts muxuu sidan ugu galay

Amin arts wuxuu ku nool yahay qurbaha gaar ahaan dalka Canada.

hasee ahaatee wuxuu aad u taageersan yahay dowladda.

sawirkan wuxuu ku tilmaamayaa labada nin inay rabaan duminta qaranka.

amin arts meel fog ayuu ka cayaarayaa.

dadka kasoo horjeeda amin arts waxay ku haystaan inuu yahay qof la jiro Farmaajo maslaxad gaarna ku wato.

waxay leeyihiin haddii uu ahaan lahaa qof qaran u shaqaynaya wuxuu taageeri lahaa dadka ka horreeyay Farmaajo, sida Shariif Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More