Site icon Daruur درور

Jajabinta buruqda naasaha

Su’aasha:

Asc walalayal wan idin salamay waxan jecleystay inan idinla wadago arin iga yaabisay gabar aan sxbo iyo qarabo nahay ayaa guursatay nin somali nin ka buruqda naasaha ku jirto ayuu ka jajabiyey si xoog oo xanun ayuu u adeegsaday canka cada gacan ayuu ku taagsadaa naasaha ilaa ay xanuun la qeyliso gabadhii qandho aya bil heysay biloyin kadib ayey iweydisay in arintas gabdhaha guursaday dhan lagu sameyo oo guurka ka mid yahay wan ka jawaabi wayey sababta aniga gabar ayan ahay, ilaa an isla weydino gabdho la qabo in arin taas ay jirto iyo inkale kuligod waxy dhehen waxas anaga ma arag lkin sxbaday may aaminin wali. Marka ma ragg somaliyed oo waxas sameyo ama aaminsan in gabdhaha naasaha buruq da laga burburiyo qabo miyaa jira?!!!!
Mahadsanid.

Jajabinta buruqda naasaha
Jajabinta buruqda naasaha

Jawaabta:

Waxaas waa khuraafaad ma jiraan, sidaasna ma aha nolosha guurka ninkaas waa nin gabadhaas ciil u qabo oo dhibaato u geysan rabo wuxuuna ku gabanayaa been uu ka dhaadhiciyay, ee ma aha waxaas raaxo, cid samaynaysana ma jirto.

 

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya

فصل فيما يحفظ ‌الثدي صغيرا ومكسرا ويمنعه عن أن يسقط ويمنع أيضا الخصي من الصبيان أن تكبر

من أرادت منهن أن تحفظ ثديها مكسرا قللت دخول الحمام وكذلك الصبيان وهذا الدواء الذي نحن واصفوه جيد في ذلك المعنى.

ونسخته: أن يؤخذ من الاسفيداج وطين قيموليا من كل واحد درهمان يعجن بماء بزر البنج ويخلط بشيء من دهن المصطكي

ويطلى به ويدام عليه خرقة كتان مغموسة بماء عفص مبرد وخصوصا إذا كان مسترخيا. وأيضا مجربة النساء طين حر وعسل

وإن جعل فيه أفيون وخبز بخل كان أقوى في ذلك وهذا الدواء الذي نحن واصفوه مما جرب. ونسخته:

أن يؤخذ من الطين الحر وزن عشرين درهما ومن الشوكران وزن درهمين يتخذ منه طلاء بالخل.

أخرى: يؤخذ طين شاموس وأقاقيا وأسفيداج يطلى بعصارة شجرة البنج أو يؤخذ كندر وودع ودقيق الشعير

يعجن بخل ثقيف جدا ويطلى به ‌الثدي ثلاثة أيام

Exit mobile version