Jacinda Ardern RW New Zealand oo Xadiis daliilsatay

RW New Zealand oo si fiican uga qaadatay kaalin wanaagsan dhacdada ku qabsatay New Zealand muslimiinta jimcaha lasoo dhaafay.

Jacinda Ardern RW New Zealand
Jacinda Ardern RW New Zealand

Khudbadda iyo aadaanka ayaa laga faafiyay talafiishanka iyo idaacadda.
sidoo kale waxay samaysay waxyaalo badan oo muslimiinta dalkaas farxad galiyay, Jacinda Ardern oo xijaab saaratay madaxa, waxyaalahan oo dhan caalamka fiiro gaar ayuu u yeeshtay.

Prime Minister, Jacinda Ardern

Waxay daliilsata xadiiskan:

عَنْ النُّعْمَانِ بْنِ بَشِيرٍ ، قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : ” مَثَلُ الْمُؤْمِنِينَ فِي تَوَادِّهِمْ وَتَرَاحُمِهِمْ وَتَعَاطُفِهِمْ ، مَثَلُ الْجَسَدِ إِذَا اشْتَكَى مِنْهُ عُضْوٌ تَدَاعَى لَهُ سَائِرُ الْجَسَدِ بِالسَّهَرِ وَالْحُمَّى ” رواه مسلم وغيره

Khudbadda iyo salaadda jimacaha halkan ka daawo

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More